Fartuun Max’ed “Maamul Jaaliyad sidiisaba ma ahan meel manfac & dan laga raadiyo”

Fartuun Maxamed  waxay ka mid tahay gabdhaha ugu firfircoon ee jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Zwolle, ee dalka Nederlands. Waraysi la la yeeshay Fartuun waxay kaga hadashay arrimo dhowr ah oo quseeya  xaaladda jaaliyadu ku sugan tahay, waxeyna baaq ay u jeedisay xubnaha jaaliyada kaga codsatay in ay ka shaqeeyaan sidii dib loogu soo … Continue reading Fartuun Max’ed “Maamul Jaaliyad sidiisaba ma ahan meel manfac & dan laga raadiyo”